Faahfaahino ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Afgooye

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar culus oo xalay gelinkii dambe xoogag ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose. Weerarka ayaa lala beegsaday fariisin Ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin Buundada yar ee degmada Afgooye, iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo argagax ku riday … Continue reading Faahfaahino ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Afgooye